|
|
|
|
Dawgacad Xayeysis |
|
日期: 30/06/2014 23:13   - 通過: bambaso   - 100 意見   - 類別: 各個
Dawgacad wuxuu ka tirsan yahay jidka dheer ee ka bilaaabma waqooyiga magalaada Hargaysa kaas oo isku xidha caasimada Hargeysa ilaa xeebta woqooyi Jidkaas oo u muhim ah isku socodka labada dale ee Jabuuti iyo Somaliland. Jidkan waxaa lagu qiyaasay dhererkiisa ilaa 105 Kilometer Dawgacadna waa 4 kilometer oo ku yaala badhtamaha jidkan.
|
|
評論... |
|
相關視頻... |
|
|
|
|
|
|
|