AGAASIMHA HAY ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA EE DOWLADA FEDERALKA SOMALIYA
Dato: 05/07/2013 14:05   - Ved: bambaso   - 289 Visninger   - Kategori: Various
AGAASIMHA HAY ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA EE DOWLADA FEDERALKA SOMALIYA GEN.GAFOW OO KU SUGAN DALKA K/AFRIKA AYAA SHEGAY IN DOWLADA DALKASI AY AQOONSATAY PASPORKA SOMALIYA ASAGOO SHEGAY WAQTIGA AY BILABAYAN IYO QIMAHA LAGU BIXINAYO